WARARKA

Alshabab oo Xaley Duqeymo Ka Geytey Magalada Baydhabo

Duqeymo xaley ka dhacay magalada baydhabo ayaa waxaa ku dhintey Afar Qof waxaana ku dhaawacmey in ka badan 20 ruux kalena way ku dhaawacmeen Afarta...

Dhegeyso Reysulwasaare Ku Xigeenka Dowlwda Federaalka oo Sheegey In Somaliland Ay Mar Walba U Taagan Tahay Midnimo

Reysulwasaare ku xigeenka dowlada federaalka somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo Xalay hadal qiimo leh ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay Markii Gobolada Koofureed ee...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Xasan Sheekh oo Ka Hadley Hadalkii Kasoo Yeerey Golaha Culimada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Eedeynta Hay’ada culimada Soomaaliyeed ay u jeediyeen Xukuumada ee ku aadan sharciga Siyaasada Haweenka...

Dowlada Turkiga oo Sheegtey Ragii Weerarka Ku Qaadey Airporka Istambuul Iney Kasoo Jeedaan Wadamada Ruushka, Kyrgystan iyo Usbekistan.

Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in raggii qaaday weerarkii qaraxyada loo adeegsaday ee dhawaan lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Ata-Turki ee Istanbul inay ahaayeen ajaaniib. Saddex...

Xaflada Kowda Luulyo oo Xaley Looga Dabaal Degey Magalada Muqdisho

Munaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Wareegatay markii gobollada Koofgureed ee Somalia ay Xorriyadda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga, isla markaana ay Soomaaliya Midowday, ayaa Xalay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img