WARARKA

Wasiirka gaashaandhiga oo ka jawaabey eedeyn uusoo jeediyey xildhibaan Sanbalooshe

Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka jawaabay eedeymo uu Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe u jeediyay qaabka ay dowladda u...

Degamada maxaas oo looga dhawaaqey wejiga labaad ee la dagaalanka alshabab

Degaano badan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa ka bilaawday dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo abaabulka bilaabida wajiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Horjoogayaal...

Odayaasha dhaqanka ee ka tegey magalada muqdisho oo kulamo la qaatey isimada dhaqanka ssc

Odayaasha Dhaqanka ee ka tegay Magaalada Muqdisho, ayaa bilaabay dadaalo lagu xalinaayo dagaalka dhex-maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogaga la Magac baxay SSC. Odayaasha oo...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo sheegey in degmada kaaraan ay tahay degmada ugu amniga xun ee gobolka

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo qaar kamid ah ku xigeenadiisa ayaa xalay shir uga qayb-galay degmada...

Ciidamada nabadsugida oo howlgalo ka fuliyey xaafado ka tirsan degmada wadajir

Ciidamada Nabadsugida, Booliska Gobolka Banaadir & kuwa Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa howlallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img