WARARKA

Dhegeyso Bananbax Looga Soo Horjeedo Ciidamada Itoobiyaanka oo Ka Dhacay Magalada Buurdhuubo

Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya Ee ku sugan Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa hadda ka socda Magaalada Buurdhuubo. Banaanbax ayaa waxaa dhigaya Dadka...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gudiga Dooorashooyinka oo Sheegey Iney Ka Madax Banan Yihiin Dowlada

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha...

Daawo Xildhibaano Ka Tirsan Baalamaanka Maamulka Shariif Xasan oo Taageerey Mooshinkii Laga Keeney Shariif Sheekhunaa

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan Koonfur ayaa taageeray Mooshinka laga gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka maamulka Shariif Xasan Shariif Sheekhunaa. Bal nala daawada. https://www.youtube.com/watch?v=lH3zp_K7cxs

Dhegeyso Sheekh Nuur Anukar Qaasin ooLaga Wareystey Mooshin Laga Keneey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan

Sheekhnuur Abukar qaasim oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaana uu ka hadlay moooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha...

War Deg Deg Ah Weerar Lagu Qaadey Xarunta Dembi Baarista CID ee Moqdisho

Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaweyn lagu weeraray xarunta dambi-baarista booliiska Somalia eee CID-da ee Muqdisho, taasoo ku dhaw isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Qaraxyadan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img