WARARKA

Edmonton: Somali group’s new chair ‘a mom who’s trying to bring everybody together’

An Edmonton Somali group, hoping to unite the community under one banner, has a new chair.     By DAVE LAZZARINO Friday, August 19, 2016 Marian Enow, a community...

Dhegeyso Gaadiidleyda Degmada Afgooye oo Ka Cabanaaya Maamulka Shariif Xasan

Gudiga gaaddiidleyda degmada afgooye ayaa waxaa ay si aad ah uga cowdeen dhibaatooyinka maamulka shariif xasan uu ku hayo degmada afgooye marka loo eego...

Dhegeyso Ciidamada Dowlada oo Habeenkii Xaley Laba Wariye Ka Kaxeystey Idaacada Radio Shabeele

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xaley waxaa ay gudaha u galeen idaacada radio shabeele halkaaso oo ka kaxeysteen labo wariye. Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf...

Daawo Dood Aad U Xiiso Badan oo Dhex Martey Aqoonyahano Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

Barnaamijka mataabiyaale oo ay arbaco walba kasoo baxa telefishinka somali channel ayaa isbuucan waxaa lagu soo qaatey barnaamij aad u xiiso badan oo ka...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Baaq u Direy Shacabka Somaliyeed iyo Hay’adaha Nabadgelyada

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img