WARARKA

Daawo Dood Aad U Wanaagsan oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xisbiga Cadaalada

Dood cilmiyeed uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Maxamed Nuur Tarsan looguna magac darey “halka ayey Soomaaliya u socotaa” sidoo kalena lagu soo...

Dhegeyso Xildhibaan C/laahi-Sheekh Ismaaciil oo Xukuumada Ugu Baaqey Iney Dib u Hishiin Dhab Ah Sameyso

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo la hadley warbaahinta ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay bilaabaan Barnaamijyo dib...

Dhegeyso:Ciidanka Boliiska Maamulka Shariif Xasan iyo Alshabab oo Ku Dagaalamey Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Baay

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka maamulka Shariif Xasan iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Goof- gaduud ee gobolka Bay sida ay warbaahinta u...

War Deg Deg Ah Qaraxyo Ismiidaamin Ah Oo Maanta Ka Dhacay Xarunta Dowlada Hoose ee Magalada Gaalkacyo

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo is Xig xiga ay ka dhaceen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Qaraxa hore...

Dhegeyso:Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Kasoo Horjeestey Hadal Dhawaan uu Ku Dhawaaqey Gudoomiyaha Gobolka

Waxgaradka iyo Odayaasha gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay Amar dhawaan ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed. Waxgaradka iyo Odayaasha gobolka Hiiraan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img