WARARKA

Dhegayso…Afhayeenka Qurbajoogta Beelaha Jambaluul Kaahiye Dhuuboow oo ku baaqay in beeshu isku tashato.

Afhayeenka Qurbajoogta Beelaha Jambaluul Kaahiye Dhuuboow oo u waramay Wadajirradio Atlanta iyo Daafeet.com ayaa guud ahaan ugu baaqay in Jaaliyadaha beelaha Jambaluul meel kasta oo...

Dhegeyso:Maamulka Gobolka Banaadir oo Sharci Kasoo Saarey bananbaxyada Ka Dhaca Magalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in Banaanbaxyada aysan ogeyn in lagu qabto Magaalada Muqdisho ka dib Kulan ay Maanta yeesheen Masuuliyiinta gobolka Banaadir. Afhayeenka Maamulka...

Dhegeyso:Maamulka Degmada Buurkaba oo Dhaleeceyn Usoo Jeediyey Maamulka Koonfur Galbeed

Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Maxamed Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka kunool degmada Buurhakabo ay soo wajahday xaalad aad u adag...

General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo Qarax Ismiidaamin ah Ku Dhintey

Waxaa goor dhow qarax ismiidaamin ah ku dhintay General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa...

Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Erdho ee Shanta Caleemood oo Shaley Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshey Magalada Muqdisho

Kulan dhexmarey akhyaarta afarta gamaas erdho iyo malaaqa shanta caleemood Malaaq Siidow Maadow Muuse ayaa waxaa lagu qabtey magalada muqdisho maalintii shaley kulankaas oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img