WARARKA

Ergooyinka Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe oo Sheegey Halka Ay Noqon Doonto Caasimada Maamulkaas

Warar aynu ka helney Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ergada ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo...

Dhegeyso:Hogaamiyaha Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo Sheegey In Alshabab Iyo Dowlada Ay Isu Milmeen oo La Kala garan Waayo

Hogaamiyaha Ururka Ahlusuna Waljameeca Sh Maxamed Shaakir cali xasan oo la Hadlay Saxaafada aya Waxa uu sheegey in alshabab iyo askarta dowlada aan la...

Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey Lacagaha Ay Ka Qaadayaan Musharixiinta Iney U Isticmaali Doonaan Doorashooyinka

Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa sheegay in lacagaha laga qaadayo Murashaxiinta u tartamaya Xilalka Aqalka Sare iyo hoose ee baarlamaanka cusub ee...

Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Tegey Magalada Baydhabo Iyo Baydhabo oo Noqotey Meel Ay Iska Xaadiriyaan Musharixiinta Madaxweynenimo ee Somaliya

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka...

Ergada Ka Qeyb Galeysa Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabelaha Dhexe oo Loo Qeybiyey Dastuurka Maamulkaas Yeelana Lahaa

Ergooyinka ka qayb-galaya shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada ee ka socda magalada Jowhar ayaa loo qaybiyay Dastuurka uu yeelanayo Maamulkaas. Dastuurkan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img