WARARKA

Dhegeyso Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Dhimaha Aqalka Sare uu Dhibaato Hor Leh U Keeni Doono Umada Somaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga dowlada federaalka somaliya C/Qaadir Sheekh Cali Diini oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in dhismaha aqalka sare ee dalka uu yeelanayo uusan...

Daawo Hiiraan oo Ku Dhawaaqdey In Maamul Ay Sameysatey Isla Markaana Meel Marisey dastuuirkii Maamulkasi uu Ku Shaqeyn lahaa

Waxaa goor dhaweyd Magaalada Beledweyne, lagu soo Gaba-gabeeyay kulan lagu soo bandhigay dastuurka uu yeelanayo Maamulka Hiiraan State oo dhawaan ay Duubabka-dhaqanka dhismihiisa uga...

Majeerteen Vs Habargidir – Another Showdown.

The city of Galkayo as you all know is divided into two areas. These two camps are separated by a distinct boundary, with the...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In Ay Bilowdeen Dhismaha Aqalka

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay bilowdeen dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka. Waxa uu sheegay...

Dowlada Itoobiya oo Xaalad Deg Deg ah Gelisey Dalka Kadib Kolkii Rabshadaha Bateen

Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday in dalka ay gelisay xaalad deg-deg ah, kaddib mudaaharaadyo dalkaas ka socday lixdii bilood ee ugu dambeysay, kuwaasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img