WARARKA

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo ergey cusub usoo magacaabay somaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaaliya iyo madaxa xafiiska...

Hay’ada maareynta masiibooyinka oo ka digtey raabab waaweyn oo kusoo wajahan qaar ka tirsan gobolada dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin sheegaysa in qaar kamid ah gobollada dalka ay wajihi karaan khatar kaga timaada halista daadadka roobka, oo...

Madaxweynaha kenya oo sheegey in ciidamadiisa uu somaliya kala bixi doono dhamaadka sanadka 2024

Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in Dowladiisu ay bilaabi doonto in Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ay ka soo saarto Soomaaliya sanadka...

Reysulwasaare Xamsa oo sameeyey magacaabis

Ra’iisul Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golihiisa wasiirrada. Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu magacaabay Cabdikariim Cabdow Xaydar –...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo xaley su’aalo badan laga weydiiyey waxqabadka dowladiisa

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay dood furan oo si toos ah loogu weydiinayay su'aalo kala duwan oo la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img