WARARKA

Ya ka masul ah Musiibadaan dhamaaadka lahayn ee ku habsatay Dalkeena

Dhibka umada Somaalida heeysata wuxu soo maray marxalado kala gidisan. Ruunti umaada Somaliyeed oo dhan ma dul saari karno sababta keentay dhibatada iyo dagaalkan...

Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey Iney Guda Galeen Howlaha Doorashooyika Aqalka Sare

Guddiga Doorashooyinka Dadban, ayaa sheegay in la guda-galay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhowaan la xareyn doono Ergooyinka soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka...

Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Baaq u Direy Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland

Iyadoo weli xiisado colaadeed ay ka jiraan qeybo ka mid ah Gobolka Mudug gaar ahaa Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ayaa Hay’adda Culimada Soomaaliyeed waxa ay...

Magaalada Gaalkacyo oo Maanta Dagaal Dib uga Bilowdey

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada. Ciidamada...

Ciidamo Ka Socda Amisom oo Maanta La Geeyey Magalada Cadaado

Wararka ka imanaya Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in maanta Magaaladaasi la geeyay Askar ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM. Ciidanka AMISOM ee la geeyay Cadaado...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img