WARARKA

Wasiirka arimaha dibada oo safiirka cusub ee dalka ingiriiska ka gudoomey nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga

Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa nuqul ka mid ah aarqadaha aqoonsiga Denjiranimo...

Xukuumada oo sheegtey xiliga la qaadi doono iitixaanaadka shahaadiga dugsiga sare

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare oo ay sanad waliba...

Madaxweynaha maamulka puntland oo dowlada dhexe ku eedeeyey dimoqradiyad diid

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay madaxda Dowladda federalka inay dagaal xooggan kula jiraan dimuqraadiyadda Puntland. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay markii Puntland ay...

Reysulwasaare Xamsa oo sheegey in maamulka puntland uu masuul ka yahay fashilka ku yimaada deyn cafinta

Raysal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu masuul ka yahay fashilka ku yimaada barnaamijka...

Webiga shabeele oo xaley ku fatahay xaafado ka tirsan degmada baledweyne

Wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay ku fatahay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Baledweyne. Xaafadaha Kooshin, Howlwadaag iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img