Sida aynu la socono maanta waxaa iskoola boliisiya lagu dhaariyey qaar ka mid ah xildhibaanadii dhawaan ay soo doorteen maamul goboleedyada kuwaasoo intooda badan...
Xarunta Jeneraal Kaahiye Ex School Polizio ayaa waxaa ka socda munaasabad loogu tala galey dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee baarlamanka cusub, waxaana goobta inta...