Cudurka shuban biyoodka ayaa dhowr iyo toban qof ku dilay deegaanka Buurdhuxunlee ee gobolka Bakool.
Tirada ayaa la sheegay in ay sare u dhaaftay 18...
Xildhibaan C/laahi Goodax Bare oo ka hadlayay arrimaha la xiriira Dowladaha shisheeye ee fara gelinta ku haya Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay mar walba...