Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in Xaley magaalada Dil bareer ah loogu geystay Alla ha u naxariistee Nabadoon...
Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u midoobaan arrinta qatarta ku ah, waxa...