WARARKA

War Deg Deg ah;Wasiiru Dowle Xil maanta loo magacaabay iska Casilay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa ku waramay in Xilkiisa iska casilay Wasiiru dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta sare Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir...

Daawo: Bulshada Reer Wanlaweyn oo Saaka Roob Tuug isugu soo baxay

ku dhawaad 2000 oo qof ayaa saaka waxey isu soo bexeen garoonka awameelow ee degamda Wanlaweyn Si ay Alle u baryaan in uu roob...

Qaab Noocee ah Ayay Maamul Goboleedyada Dalka u Kala Heleen Golaha Wasiirada cusub

Guud ahaa golahan Wasiirada maanta lagu dhawaaqay ayaa waxa uu muuqaal cad ka bixinaayaa siyaasada cusub ee maamulka Farmaajo uu doonayo inuu dalka ku...

Aqriso Magacyada Wasiir Ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha Xukuumada Reysulwasaraha Cusub

Reysulwasaaraha dowlada federaalka ayaa maanta ku dhawaaqey golihiisa wasiirada isagoo isla markaana ku dhawaaqey wasiir ku xigeenada xukuumadiisa. Wasiir Ku Xigeenada

Aqriso Magacyada Golaha Wasiirada Xukuumada Kheyre Iyo Khabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Wasiirada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img