WARARKA

Burcad badeed Qafaashey Dooni u Rarneyd Ganacsato Somali ah

Koox burcad Soomaali ah oo hubeysan ay Markii labaad dooni ganacsi kasoo Afduubteen Xeebaha dalka Yemen. Hay’adda Ganacsiga iyo ilaalinta Badaha ee dowladda Ingariiska ayaa...

Qarax Maanta ka Dhacay Meel ku Dhow Xarunta wasaarada Gaashaandhiga

Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay nawaaxiga wasaaradda gaashaandhigga ee magaalladda Muqdishu, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo ciidan oo...

Akhriso: Reysulwasaare Kheyre oo Soo Saarey Wareegto Ka Hadleysa Xiliga Ay Bilaabanaayn Shaqooyinka Dowlada

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan xiliga shaqada shaqaalaha dowladda ay bilaabaneyso iyo xiliga ay...

Maxkamada Gobolka hargeysa oo Maanta 2Sano oo Xarig ah Ku Xukuntey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon

Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo laba bilood ah ku xirnaa Hargeysa. Xukunka maxkamaddu...

Dhegeyso:Maxkamada Ciidamada maamul Goboleedka Puntland oo 5 Dhalinyaro Xukun Dil ah Ku Filey

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee maamul goboleedka Puntland ayaa Goordhaweyd Xukun Dil ah Ku Fulisay Dhalinyaro 5 ah oo lagu eedeeyay in ay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img