WARARKA

Golaha Baarlamaanka oo Xukuumada ka Codsadey Iney Si Deg Deg Ah Xukumada Kusoo Gudbiso Hishiiska Ku Saabsan Saldhiga Berbera

Kulankii ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxaa ay uga doodeen heshisika ay dowladda Imaaraadka saldhig militeri uga sameysaneyso magaaladda Berbera. Golaha shacabka ayaa...

Dhegeyso: Wasiirka Dastuurka oo Sheegey In Ay Wadaan Wadatashiyo Ku Saabsan Dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan wadahadallo ku saabsan dib u eegis lagu sameyn doono...

Dhegeyso:Qarax lala Beegsadey Gudiga Abaaraha iyo Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Hadley

Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo...

Warbixin Kasoo Baxdey Xafiiska Qaramada Midoobey oo Ka Deyrineysa Xaalada Barakacayaasha Somaliyeed

Warbixin kasoo baxay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Barakacayaasha Soomaaliyeed ee kasoo cararaya Abaaraha ka jira degaanada ay ku sugnaayeen ay la kulmayaan...

Xukuumada oo Gudi Dhexdhexaadiya u Magacawdey Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img