WARARKA

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carrabta ayaa Markab wada gar-gaar bani’aadanimo usoo dirtay Dekadda Berbera

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carrabta ayaa Markab wada gar-gaar bani’aadanimo usoo dirtay dekadda Berbera ee ku talla Gobolka Saaxil oo hoostaga maamulka Somaliland. Markabka...

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Alshabab oo Dagaal Ku Dhexmarey Deegaanka Burdaar ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Alshabaab iyo ciidamada dowladda Ethiopia ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dagaan ku dhex marey deegaanka Burdaar oo dhaca duleedka magaalladda Baledweyne...

Dhegeyso:Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Boliska Gobolka Baay oo Maanta Xukun Dil Ah lagu Fuliyey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska gaarka ah ee Maamulka Shariif xasan,...

Gudoomiye Ku Xigeenada Maamulka Gobolka banaadir oo Maanta Xilalkooda la Wareegey

Guddoomiye ku-xigeennadda cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ula wareegey xilalka, kadib markii shalay la magacaabay. Sidoo kale waxaa xilkii isku...

Dheyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliyed oo Baaq u Direy Dhalinyarada Ku Jirta Alshabab

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Fariin u diray dhalinyarada ku jirta Xarakada Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhalinyaradaasi in ay kasoo baxay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img