WARARKA

Xukuumada Federaalka Somaliya oo Sheegtey Iney Dib u Eegis Ku Sameyn Doonta Heshiisyadii Ay Wada Galeen Dowladii Hore iyo Itoobiya

Wasiirka wasaarada warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa shir jaraa’id ka sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Dhegeyso: Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Go.aano Kasoo Saartey Arimaha La Xiriira Qalbi Dhagax

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha...

Maamulka Somaliland oo Xirey Sheekh Adan Cabdirahmaan “” Aadan Sunne “”

Ciidamada amniga maamulka Somaliland ayaa xalay hawlgal ay sameeyeen ku soo qabtay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo lagu eedeeyey inuu ku kacay...

Alshabab oo soo Bandhigey Sawiro Muujinaya Weerarkii Ay Ka Geesteen Deegaanka Golweyn

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weeraradii sanadkan ay ku qaadeen deegaanka Golweyn. Weerarkii Golweyn, waxaa uu dhacay bishii July ee sanadkan, waxaana ka...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Garsoorayaal

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahin Iidle Saleebaan, ayaa shaqada ka joojiyay 18 Garsoore oo ka tirsan Hay’addaha Garsoorka dalka, kana hawlgalayay maxkamado ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img