WARARKA

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Cuna qabateyn Hor leh kusoo Rogey Kuuriyada Waqooyi

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cuna qabateyn dhinaca dhaqaallaha ah kusoo rogay dalka Kuuriyada Waqooyi. Cuna qabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo...

Shaqaale U shaqeynayey Hey’ad Samafal oo Maanta Lagu Afduubtey Duleedka Magalada Baydhaba

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay Afduubteen Shaqaallo ka shaqeynaayay Hay’ad Samafal. Tiradda Shaqaalaha ayaa...

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho

Waxaa kol dhaweyd qarax aad u weyn uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Sayidka gaar ahaan ka soo horjeedka Hotel Wehliye...

Daawo Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif oo Qiil u Raadinaya Dulmiga Ka Socda Shabelaha Hoose

Xildhibaan Maagoow Qaasin oo ka mid ah xildhibaanada maamulka Shariif Xasan ayaa waxaa wareysi dheer la yeeshey warbaahinta KGS TV ayagoo ka wareystey xaalada...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Kooxda Rabta Iney Dumiso Dowlada

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlaayo kooxda in mudo ahba dadaalka ugu jirtey sidey u duman laheyd...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img