WARARKA

Daawo Khaakhaan iyo Hasan Aadan oo aan La Yeelaney Wareysi aad u Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya

Halkan hoose nagala daawada barnaamij aad u xiiso badan oo aan la yeelaney Legend Nuune Axmed oo ku magac dheer ""Khaakhaan"" iyo aqoonyahan Hassan...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta La Kulmey Gudiga Dastuurka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u eegista Arrimaha dastuurka dalka, kaasoo lagu wado in...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Kulamo La Qaatey Wasiirada Arimaha Dibada Qadar iyo Imaaraadka

Ra’iisal wasaaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada New York ayaa kulan gaar ah halkaa kula qaatay wasiirka arimaha dibeda Imaaraadka...

Dhegeyso:Aragtida Qurba Joogta Koonfur Galbeed ee Ku Aadan Taageerida Shariif Xasan uu Taagerey Xulufada Sacuudiga

Qurbo joogta konfur galbeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadley aragtidoodana ka bixiyey sidey u arkaan taageerida uu Shariif Xasan taageerey xulufada Sacuudiga iyo...

Daawo Khudbadii uu Reysulwasaare Kheyre Ka Jeediyey Xarunta Qaramada Midoobey

Reysulwasaaraha xukumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maalinta jimcaha khudbo ka jeediyey kulanka qaramidoobey ay sanad walba ku qabtaan magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img