WARARKA

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Kasoo Horjeestey Go,aankii Maxkamada sare ee Maamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamada sare ee sharciga ka dhigtay xil ka qaadistii...

Reysulwasaraha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sacuudiga Uga Mahad Celieyey 50 Milyan oo Dollar oo ay ugu Deeqdey Dalka Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahad celiyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka gaar ahaan...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Xaley Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Khilaafka Siyaasadeed ee Dalka Ka Jira

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo khudbad ka jeedinayay maalintii shalay munaasabad kooban oo uu ku saxiixay sharciga Isgaarsiinta, waxaa uu dhinaca kale uga hadlay marxalada...

Nin Somali ah oo Loosoo Qabtey Weerarkii ka Dhacay Magalada Edmonton ee Dalka Canada

Qof Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa dalka Canada ayaa loo soo qabtay weerarkii magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo shan qof lagu dhaawacay, Abdulahi...

Dhegeyso: C/laahi Maxamed Idiriss (Leesto) oo Sheegayo Horumar aan Jirin In La Gaarey “Talow Maku Riyoodey”

C/laahi Maxamed Idiriss (Leesto) La-taliyaha Shariif Xasan Sheekh Aaden Oo Shir Jaraa’id ku qabtey xerada uu shariifka ka degen yahay magalada baydhaba ayaa sheegey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img