WARARKA

Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay xerada ciidamada ee kuliyada jaale siyaad

Qarax ismiidaaminta ah oo goordhaw ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaare kala duwan oo...

Maxaa keeney in markii ugu horeysey uu Suldaan warsame ka hadlo gobolka shabelaha hoose waxa uu ka faaiidey federaalka

Suldaan warsane aliyoow ibrow oo ka mid ah suldaanada kasoo jeeda gobolka shabelaha hoose isla markaasina kamid ah hogaanka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed...

Reysulwasaara xamsa oo xaley howgiisa kulan kula qaatey xildhibaanada labada aqal ee deegaan doorashadoodu tahay puntland

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xalay hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee...

Alshabab oo sii daayey baabuurtii xamuulka u wadey degmada baydhaba

Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay sii daayeen qaar ka mid ah gaadiidkii ku wajahnaa magaalada Baydhabo, kuwaas oo ay ku xannibeen degaano...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka baay

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal xoogan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan gobolka Baay, halkaas oo ay ku sugnaayeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img