WARARKA

Maamulka Somaliland oo Sheegey Tirada Ka Codeyn Doonta Deegaanada Maamulka Somaliland

Guddiga doorashada Madaxtinimada Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay tirada dadka xaqa u leh in ay ka qeyb galaan doorashada Somaliland ka dhaceysa Bisha soo socota. Guddiga...

Kulanka Maamul Goboleedyada Uga socda maamul Goboleedyada oo Maanta La Filaayo In Lasoo Gabagabeeyo

Waxaa gelinta dambe maanta la filayaan in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka halkaa labadii cisho ee la soo dhaafay uga socday madaxda dowlad...

Dhegeyso: Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo Xukumada Ku Eedeeyey Iney Rabtey In Lasoo Xiro Balse uu Ka Badbaadey

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa markii ugu horeysay shaaciyay inuu ka badbaaday qorshe Dowladda Federalka Soomaaliya ay isku dayday oo...

Dhegeyso: Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Ugu Baaqey Xildhibanada Iney Ansixiyaan Sharciga La Dagaalanka Musuqmasuqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka in ay ansixiyaan Sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa. Waxaa uu sheegay in...

Kulankii Madaxda Maamul Goboleedyada oo Habeenkii Xaley Ahaa Ka Furmey Magalada Kismaanyo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya shir halkaa uga furmaya madaxweynayaasha maamul gobolleedyada dalka ka dhisan, waxaana shirkan daah furay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img