Ogyesiis dhamaan jaaliyada soamaaliyeed ee ku nool magalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysanaa in magalada Edmonton lagu qaban doono baroordiiq iyo gurmad qaran...
Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe oo ayaa maanta ka socda inta badan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Guddoomiyaha gobolka...