WARARKA

Dhegeyso: Gudomiyaha Gobolka Banaadir Isla Markaana Ah Duqa Magalada oo Ku Baaqey In Amniga Laga Wada Shaqeeyo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa shacabka degan iyo dadka ganacsiga ku leh Isgoyska Zoobe ugu baaqay iney ka qeyb...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Maanta Kulmey

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay magalada Muqdisho, Kulanka waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Safar ugu Kicitimey Dalka Ugandha

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u dhoofay magaaalada Kampala ee dalka Uganda socdaal qeyb ka ah safar uu ku...

Midowga Yurub oo Sheegey Iney Ka Qeyb Qaadan Doonaan Gurmadka loo Fidinaayo Dadkii Ku Waxyelobey Qaraxii Isgoydka Zoobe

Midowga Yurub ayaa shaaciyay in ay si deg deg ah uga qeyb qaadan doonaan gurmadka loo fidinaayo dadkii ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxii Xoogganaa...

Akhriso Warmurtiyeed kasoo Baxay Madaxda Maamul Goboleedyada

War murtiyeed ayaa ka soo baxay golaha Iskaashiga maamul goboleedyada oo ay ku mideysan shanta maamul goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img