WARARKA

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa oo Sheegey Iney Duqeymo Ka Fuliyeen Dalka Somaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay Duqeyn Talaadadii ina dhaaftay 2-dii...

Reysulwasaarha Xukumada Federaalka oo Seddex Wasiir Xilka Ka Qaadey

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro...

Dhegeyso: Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Fariin u Direy Mucaaradka

Raiisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu maanta fariin u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho, xilli...

Maxkamada Racfaanka oo Xukuumada u Ogolaatey Iney Racfaan Qaadato Xayiraadna Kusoo Rogtey Eedeysanaha

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa. Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo Ugu Baaqdey Shacab Somaliyeed Ineysan Qashin Ku Shubin Bada

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa ka digtay in qashin lagu xeebaha Soomaaliya, iyada oo shacabka ugu baaqday in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img