WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Dhagax Dhigey Dekeda Hobyo

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor oo maanta ah garay degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Wefdi oo Hogaaminaayo oo Maanta Gaarey Magalada Hobyo

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo ay ka mid yihiin Madaxda maamulka Galmudug ayaa tagay Degmada Hobyo ee...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta u Kicitamey Dalka Swirzerland Si uu Uga Qeyb Galo Kulan Halkaasi Ka Furmi Doona

Ra’iisul xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah u kicitamey magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaasoo uga qeyb galayo...

Reysulwasaarihii Hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi oo Ka Hadley Maqaamka Gobolka Banaadir

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mar walba arrin Dastuuri ah oo waajib...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xaley Hoygiisa Kula Kulmey Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa xalay hoygiisa ku booqday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img