WARARKA

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xaley La Kulmey Madaxweynaha Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kulankan...

Daawo Shaqsiyaad Qaban Waayey Howshii Loo Idmadey oo Jawaari Usoo Jeediyey Inuu Is Casilo

Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciin iyo Xildhibaan Sheekh Adan madoobe oo labada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa labaduba waxaa ay safka hore kaga jiraan sidii...

Madaxweynaha oo ka Baaqdey Safar uu Maanta ku Tegi Lahaa Dalka Qadar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar sida ay inoo sheegeen xubno...

Akhriso: Hey’ada Culimada oo Soo Saartey Bayaan Ay Kaga Hadleyso Khilaafka u Dhexeeya Baarlamaanka Iyo Xukumada

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, waxayna ku baaqday inay diyaar u yihiin inay...

Xog Wax Ka Ogow Labada Qodob ee Ay Isku Heystaan Prof Jawaari Iyo Kheyre

Ayadoo maalmihi lasoo dhaafay khilaaf siyaasadeed oo baaxad leh uu soo kala dhex galay xubnaha baarlamaan federaalka ah ee somaliya ayadoo uu khilaafkoodana uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img