WARARKA

Reysulwasaare Kheyre iyo Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Xaley Markii Ugu Horey Kulmay Khilaafka Kadib

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay markii ugu horeysey kulan la qaatay Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan...

Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed oo Sheegey Inuu Yahay Musharax u Taagan Xilka Gudomiyaha Baarlamaanka

Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegey in uu yahay  Musharax u taagan xilka gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliyeed...

Kulankii Baarlamaanka ee Maanta lo Balansanaa oo Baaqdey Iyo Muudeey oo Weli Qalalaaso Ka Dhex |Wada Baarlamaanka

Waxaa soo ifbaxaya warar is khilaafsan oo la xiriira qabsoomida kulankii maanta loo balansanaa ee Golaha Shacabka, kaddib fariimo iska soo horjeeda oo xalay...

Dagaal Saaka Aroortii Hore Ka Dhacay Xarunta Siliga Mareykanka ee Degmada Wadajir

Dagaal culus ayaa la sheegayaa in saaka aroortii uu ka dhacay dhulkii safaaradii hore ee Mareykanka oo tan iyo wixii ka danbeeyay bur burkii...

Xukumada oo Magacowdey Gudiyo Wada Shaqeyn la yeelan Doona Hey’adaha UNka

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img