WARARKA

Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Dhigay Boqor Cismaan Buur-Madoow

Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Buur-Madoow oo deegaanka Carmo ee dowlad gobolleedka Puntland uga qeybgalay...

Howlgalo Lagu Sugayo Aminga oo Ka Socda Wadada Isku Xirta Degmada Balcad iyo Degmada Jowhar

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabey howlgal lagu xaqiijinayo Amniga waddada isku xirtay magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo waayadii ugu danbeeyay ay ku soo...

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo ugu Baaqay Muuse Biixi Inuu Is Casilo

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu is casilo ama xil ka xayuubin logu qaado ka dib markii heshiishkii...

War Cusub Imaaraadka oo Sheegey In Heshiiska Dekeda Berbera Ay La Gashay Xasan Sheekh Maxamuud

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka sii xumaaday ee kala dhaxeeya Dowladda Soomaaliya, tan iyo wixii ka dambeeyey markii uu...

Prof Saalim Caliyow Ibrow oo Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax u Taagan Xilka Gudomiyaha Golaha Shacabka

Wasiirka Wasaarada Tamarta Soomaaliya Prof Saalim Caliyow Ibrow isla markaana ah xubin ka tirsan baarlamanka dowlada federaalka somaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img