WARARKA

Aqriso: Qodob ku Saabsan Qaabka Doorashooyinka 2020 oo ay Ku Heshiiyeen Maamul Goboleedyada iyo Xukumada

Kulankii golaha amniga ee qaranka beryahan uga sodey magalada baydhaba ayaa Waxaa heshiis hor u dhac ah ku wada gaarey Madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo...

Daawo: Dowlada Federaalka Somaliya oo Hal Milyan oo Dollar Ugu Deeqday Maamulka Somaliland

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa hal milyan oo Doollar ugu deeqday hawlaha gurmadka duufaatanadii ka dhacay degaanada Maamulka Somaliland. Gudiga Qaran ee gurmadka oo uu shir...

Madaxweyne Farmaajo Oo Xaley Kulan Kula Qaatay Magalada Baydhaba Sheekh Maxamed Shakir

Waxaa maalinkii labaad galay shirka Golaha amniga Qaranka oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayna ka qeyb galayaan...

Alshabab oo Xaley Weerarey Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe halkaa weerar culus ku qaadeen xoogag ka tirsan Al-shabaab sida...

Daawo: Suxufiyiinta Ka Howl Gala Magalada Baydhaba oo Ka Cabanaya Maamulka Koonfur Galbeed

Suxufiyiinta ka howl gala magalada baydhaba ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen qaabka uu ula dhaqmey maamulka koonfur galbeed maalintii shaley xili ay wafuud...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img