WARARKA

Alshabab oo Mar Kale Ka Hadashay Heshiiska Dekedaha Ay Wada Galeen Somaliya Iyo Itoobiya

Al-shabaab oo ka hadashay heshiiskii ay dhawaan gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa maalgashiga dekeddaha ayaa sheegtay in ay ka hortagi doonaan wax...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Maanta Kulan La Qaatay Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub

Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed ayaa maanta la kulmay sarkaalka Midowga Yurub siyaasadda dibadda ee bariga iyo Koonfurta Afrika u qaabilsan Eric Galvin...

Baarlamaanka oo Maanta Looga Doodi Doono Dhibaatooyinka Ka Taagan Wadada Xiriirisa Xamar Iyo Baydhaba

Xildhibaanada golaha shaabka ee ka soo jeeda degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in golaha shacabka BFS ay maanta horgeyn doonaan tacadiga iyo dhibaatooyinka...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Digniin u Direy Garsoorayaasha Maxkamadaha

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Baashi Yuusuf Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in shaqada laga ceyrin doono garsoore walbo iyo cid walbo...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Fadhiidka oo 3 Sano iyo Bar Kadib Eedeyn Usoo Jeediyey Amisom

Madaxweynaha Maamul goboleedka fadhiidka ah Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa 3 sano iyo bar kadib markii ugu horeysay ka hadley dhibta ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img