WARARKA

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Gaaray Magalada Jowhar

Guddoomiyha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheeh C/raxmaan maanta gaaray Magaalada Jowhar ee caasimadda maamul goboleedka Hirshabeelle. Gudoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magalada...

Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Xeerka Qiimeynta Iyo Isla Xisaabtanka

Kulanka golaha wasiirada oo uu shir gudoominaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka,...

Wasiirka Wasarada Gaadiidka iyo Duulista oo Sheegey In Dalka Ansan Ka Howlgeli Karin Shirkadaha Diyaradaha aan Buuxin Sharuudahii Loo Baahnaa

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomar ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn...

Wasiirka Wasarada Maaliyada oo Digniin u Direy Ma Shaqeystayaasha Ka Diiwan Gashan Xafiisyada Dowlada

Wasiirka Wasaaradda Maalyadda Dowlada Federaalka ah Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda ee aanan soo xadirin shaqada aysan qaadaneyn wax mushaar...

Alshabab oo Mar Kale Ka Hadashay Heshiiska Dekedaha Ay Wada Galeen Somaliya Iyo Itoobiya

Al-shabaab oo ka hadashay heshiiskii ay dhawaan gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa maalgashiga dekeddaha ayaa sheegtay in ay ka hortagi doonaan wax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img