WARARKA

Alshaba oo Maanta Qarax aad u Weyn La Beegsatay Xarunta Degmada Howlwadaag

Qarax aad u weyn ayaa lagu maanta lagu weeraray Xarunta Degmada Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka...

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Qarixii Maanta Lala Beegsaday

Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose cabdifataax Cabdulle Yusuf oo ka Badbaaday Qarax miino ah oo gelinkii dambe ee maanta loogu xiray baabuurkiisa ayaa...

War Deg Deg Ah Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabeleha Hoose oo Ka Badbaaday Isku Dey Dil

Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf ayaa kol dhaweyd ka badabaaday isku dey oo la rabay in lagu qaarijiyo, Sida la sheegayo...

Ciidamada Dowlada oo Maanta Ka wada Howlgaloay ay Sheegeen in Lagu Sugaayo Amaanka Degmada Afgooye

Sida aynu wararka ku heleyno ciidanka dowlada federaalka ayaa la sheegayaa in ay degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose maanta ka wadaan howlgalo. Ciidamada dowladda...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Kulan la Qaaday Wakiilka Midowga Africa u Fadhiya Somaliya

Duqa magalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img