WARARKA

4 Qalad oo ku jira Go’aankii ay DF ku Diiday in Mukhtaar Roobow uu is-Sharaxo iyo 3 su’aal oo Jawaab u Baahan

Wuxuu ahaa Shabaab; wuxuu ahaa maxaakiim, weliba hoggaankooda. Maxaakiim iyo Shabaab dagaal iyo qaraxyo ayay geysteen, dood kama taagna, gabood falkaas wax badan buu...

Dhegeyso: Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Ku Dhawaaqay Maanta Inuu Yahay Musharax

Waxa si diiran loogu soo dhaweeyey maanta garoonka Shaati Gaduud ee magalada baydhaba Sheekh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur halkaasi oo ay ku sugayeen dad...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo Sacuudiga oo Kala Saxiixday Heshiisyo ku Saabsan Dhinaca Hawada

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudiga ugu qeyb galay Shirka Aasaaska Amniga Hawada Dawladaha...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo Hey’ada UNCHCR oo Ka Wada Hadley Somalida Ku Xayiran Dalka Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada Geneva ee Switzerland Guddoomiyaha hey’adda Qaxootiga u...

Golaha Maamul Goboleedyada oo Ka Horyimid Go,aankii Kasoo Baxay Aqalka Sare

Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img