WARARKA

Dhegeyso: Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland oo Sheegay in Dowlada Aaney Shirar Ku Qaban Karin Puntland

Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo joojiyay kulan xalay...

Daawo Anshax Xumida uu ku Dhaqmay Wasiiru Dowlaha Wasarada Maaliyada

Wasiiiru dowlada maaliyada xukuumada federaalka somaliya oo maanta hortegey golaha shacabka ayaa waxaa suaal weydiiyey Xildhibaan Fanax oo ah xildhibanada kasoo jeeda koonfur galbeed...

Dhegeyso: Aqoonyahan Axmed Cusmaan Duuble oo Carabka Ku Dhuftey Cida Ka Dambeysa

Axmed Cusmaan Duuble o ka mid ah aqoonyahana koonfur galbeed horena uga soo mid noqday golaha wasiirada maamullkii 6da gobol oo la hadlay warbaahinta...

Daawo Jaaliyada K Galbeed ee Dalka Ingiriiska oo Taageeray Mukhtaar Roobow

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriiska ayaa waxaa ay ku taageereen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Isku soo sharaxay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka France

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img