WARARKA

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey wax ka bedelka hindise sharciceedka shaqaalaha

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo intiisi badan...

Turki oo qaadan doonta 90% saamiga gaaska ay kasoo saari doonto somaliya

Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo...

Ciidamada macawisleyda oo xaley weerar ku qaadey deegaanka abooreey

Warar cusub ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay ciidamada Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen qeybo ka mid ah deegaanka Abooreey oo ay ku...

Midowga yurub oo sheegey in mustaqbalka somaliya aanu ku xirnaan karin deeqaha reer yurub oo keliya

Midowga Yurub oo muddo dheer ka mid ahaa maalgeliyeyaasha ugu waaweyn hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, ayaa muujiyay baahida loo qabo in si caddaalad ah...

Ciidamo macawisleey ah oo weerarku qaadey deegaano ay ku sugan yihiin alshabab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo galinkii dambe ee Shalay ciidanka Macawiisleeyda ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Aadan yabaal ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img