Wadajirradio Atlanta

Madaxa Isbaaroolayda gobolka Shabeelaha hoose Liibaan Madaxweyne oo xabsi guri la geliyay

        Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa waxa uu xabsi guri geliyay Madaxa Isbaaroolayda gobolka Shabeelaha hoose Liibaan Madaxweyne iyo Sedex...

Doorashada Gudiga Olympic-da KoonfurGalbeed oo beri Baydhabo ka dhici doonta

            Waxaa maalin-nimada berito ah ka dhici doonta magaalada Baydhabo caasimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed xaflad aad u balaaran oo  lagu soo afjari doono...

Dhageyso..Tababaraha Xulka Qaranka Ciyaaraha Fudud”Waxaan dhisaynaa gudiga Olymbic-da K/G”

              Tababaraha Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud gaar ahaan Oradada Cabdi Warsame Isaaq ayaa waxaan ka waraysanay halka uu maraayo samaynta gudiga Olymbic-da KoonfurGalbeed...

Baydhabo oo maanta kusoo fool leh Geeseey iyo kooxdiisa.

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in caawa labada magaalo uu ka kala socdo diyaargaraw iska soo horjeeda oo...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

---Maxkamada ciidanka oo maanta dil ku fulisay sadax nin oo Al-Shabaab ah ---Qarax ay Haween ku dhinteen kuna dhaawacmeen oo ka dhacay Muqdisho ---Soomaaliya oo looga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img