Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

          Wadajirradio waxaad si toos ah uga dhegaysan kartaa 712 432 5765 ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay ---Shirka Baydhabo oo Dowlada ka codsaday...

Shariif Sakiin oo ku guulaystay Codayntii shaqsiga ugu qaa’insan Soomaaliya.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Sep 2014 soo gabagabawday codayntii aanu u soo bandhignay dhamaan dadka soo booqda Webkeena Daafeet.com taariikhda kolkay...

Dhegayso..Fartaag iyo Janan oo u hanjabay Reer Gedo.

Kooxda dhulboobka ee uu hugaamiyo Axmed Madoobe qaybta kasoo jeeda beesha Mariixaan oo iyagu wax ka dega gobolka Gedo ayaa waxay maanta ka dhawaajiyeen...

Dhegayso..Cashar ku saabsan faa’iidada tobanka Dil-Xijah ee fooda inagu soo haysa

      Cashar ku saabsan faa'iidada tobanka Dil-Xijah ee fooda inagu soo haysa waxaana inoo akhriyi doona Imaamka Masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta Macalin...

Shirkii maamul usamaynta sedexda gobol oo burburay.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in shirkii maamul u samaynta sedexda gobol uu gebi ahaanba burburay ka dib kolkii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img