Wadajirradio Atlanta

Ciid Mubaarak

Waxaa mahad leh ALLAH inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adhxa halkaan uga dirno dhammaan Ummadaha Islaamka,Ummadda Soomaaliyeed iyo akhyaarta ku...

In ku dhow 2.5 Milyan Xaaji oo maanta istaagay Arafa.

ILLAAH haka wada aqbalee waxaa maanta Buurta Carafa dul istaagay in ku dhow 2.5 Milyan oo Xujay ah si ay u gutaan rukniga Shanaad...

Xildhibaan Xuseen Baantu”Kismaayo waxaa jooga ummad kasoo duulay Galbeed iyo NFD””

Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantu) oo maanta ka jawaabayay su'aal ku saansan aragtidiisa Shirka Kismaayo ayaa waxa uu sheegay in shirkaasi ay la...

Dhegayso..Ra’isul wasaare CabdiWeli oo beeshiisa ku eedeysay inuu galay khiyaano Qaran.

              Axmed Faarax Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta beesha Mariixaan oo maanta hadlay ayaa waxa uu Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ku...

Sir Culus..Qaabka awood qaybsiga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed

Qoraal lagu kalsoon yahay oo aynu ka helnay shaqsi mas'uul ah diidayna in la shaaciyo magaciisa ayaa waxa uu sheegayaa qaabka guud ee ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img