Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Gaajo aad u daran iyo Macluul laga soo sheegayo deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Deegaanka Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan raashiin la’aan iyo biyo yari aad u baahsan, taa oo saameyn...

Dhegayso..Prof. Heeroow muxuu ka yiri khilaafka Madaxda Dalka

Prof. Ibraahim Muuse Heerow oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaan waydiinay qaabka ugu haboon ee lagu dhamayn karo qilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo...

Dhegayso..Gaashaanle Mahad oo ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago rabitaankooda

Gaashaanle Mahad Cabdiraxmaan Aadan Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Baay ayaa maanta mar kale ku guul daraystay inuu reer Baydhabo ka hor istaago muujinta ay...

Dhegayso..Banaanbaxyo reer Baydhabo ay ku hor istaageen Doorashada Shariif

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena Baydhaba waxaa haatan magaalada ka jira banaanbaxyo aad u balaaran oo lagu diidan yahay waxa loogu yeero shirka...

Dhegayso…Kol hadii uu Doorunuhu Dooran yahay maxaa dadka loo Dambaajinayaa?

Kol hadii uu Doorunuhu Dooran yahay maxaa dadka loo Dambaajinayaa? Waa xikmad Soomaaliyeed raadkeeduna uu maanta yaalo Gudaha Garoonka Diyaaradaha Shaatigaduud ee Baydhaba Halkana ka dhegaysoUnknown...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img