Wadajirradio Atlanta

Maqaal..Duufaanta Kismaayo Naaquudaha KoonfurGalbeed Maka badbaadi doonaa?!

Hada iyo hagardaamo laga soo gudbay soo celinteeda ayaa waxaa loogu balamay in Kismaayo bal markan lagu dayo in hoy looga yeelo dhibaato ummadda...

Axmed Madoobe oo Baarlamaankiisa ku diiday in markale waqti loogu daro xilliga uu soo magacaabayo Xukuumada.

Iyadoo dhowaanahan la filayey in Axmed Madoobe uu ku dhawaaqo Madaxweyne ku xigeenka iyo Gole wasiiro uu yeesho maamulkiisa ayaa warar soo baxaya waxay...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

--72-sano guuradii ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta laga xusay magaalada Muqdisho ---Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan. ---Xeer...

DHEGAYSO..72 SANO KADIB MAXAA HORTAAGAN IN CIIDANKA BOOLIISKU HOWSHOODU QABTAAN

Madaxweynaha  Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qaybgalay munaasabadda sannad-guuradii 72-aad ee ka soo wareegatay aasaasay Ciidammada Booliska Soomaaliyeed. Hadaba Maxaa hortaagan hormar...

DHEGAYSO…CASHARKA 18AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegaysoUnknown...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img