Wadajirradio Atlanta

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

      ---Madaxweynaha Soomaaliya iyo waxgaradka gobalka Hiiraan oo isku fahmay kulamadii u socday. ---Beelaha Shabeelaha dhexe oo Canbaareeyay ---Qarax ka dhacay deegaanka Buurane oo ka tirsan gobalka...

Faallo..Dambiilayaal daadinta dhiiga dadkooda xilal ku helay!

            Ma ahan wax ku cusub dhegaha ummadda inay maqlaan faldambiyeed dhacay oo dhagarqabayaashii falka geystayna ay baxsadeen hay'adihii Amnigana ay ku raadjoogaan oo welibana...

Guuxa Dadweynaha”Shariifoow ma xaqbaa in looma Ooyaha loo dilo!”

          Guud ahaan shacabka KoonfurGalbeed Mucaarad iyo Muxaafad ayaa iyagoo shaki badan ka qabay maamulka maqaar saarka ah ee Shariif ayaa hadana waxay isku qanciyeen...

Dhegayso…Maamulka Shariif oo magaalada kaliya uu ka taliyo Amnigeedii ku fashilmay

          Maamulka Shariif oo magaalada kaliya uu ka taliyo Amnigeedii ku fashilmay ka dib kolkii Shacabku ay ogaadeen in Amni xumida Baydhabo ka jirta uu...

DHEGAYSO…CASHARKA 28AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

            Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. DHEGAYSO…CASHARKA 28AAD EE...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img