Wadajirradio Atlanta

Shabeelaha hoose Geed aad ku gabataan oo idiin qariya kuma yaalo.

Waa hubaal in guud ahaan ummadda Soomaaliyeed inteeda damiirka lihi ay maanta qaadatay nidaamka Fedraalka oo ah kan ugu dhow nidaamyada jira caalamka ee...

Dhegayso…Ayeeyo Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay jaamacad dalka gudihiis ku taal

        Inkasta oo aan waxbarashadu lahayn da' oo qofka uu wax barasho dib u bilaabi karo kolkii uu doono ayaa waxaa hadana lama huraan ah...

Dhegayso..Isbaarooyin hor leh oo milatariga dowladu ay soo dhigteen wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Darawalada ka shaqeeya wadada isku xirta Muqdisho iyo Beydhabo ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in baabuurtooda ay iska dhigeen degmada Wanlaweyn ee Gobolka...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta.

        --Gaadiidleyda ka howl gasha wadada isku xirta Afgooye iyo Baydhabo oo Saaka Howlahooda hakad geliyay kadib kolkii 70 Isbaaro ay ciidamada Milatarigu shacabka u...

Beesha Saleebaan"Muqdisho iyo Lafoole oo aad qaxooti ku ahaataan ka wanaagsan Cadaado".

        Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxay Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo kaashanayso ciidamada AMISOM xooga saartay sidii loo banayn lahaa guryaha danta guud ee ku yaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img