Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Xoola dhaqato reer Guuraa ah oo dib ugu soo laabtey Gobolka Gedo

Boqolaal Qoys oo xoolo dhaqato reer guuraa ah oo ka soo jeeda Gobolka Gedo oo iyagu markii hore deegaanadooda uga tagey jilaalka iyo biyo...

Dhegayso..General Ibraahim Yarow “Waxaan rabnaa inaan cagta marino nabadiidka"

General Ibraahim Yarow ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay ka go’an tahay inay cagta mariyaan waxa uu ugu yeeray nabadiidka oo uu ula...

Dhegayso…Muqdisho oo aan maanta Qudaar laga cunin

Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta laga waayay Qudaarta la cuno kadib kolkii baabuurtii ka keeni lahayd degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose...

Dhegayso…Cashar Diini ah oo Ribada ku saabsan

Casharkeena Diiniga ah waxa uu ka mid yahay casharada Kitaabka Cumdatul Axkaam oo uu inoo akhriyo Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Suna Wa...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

      ---Allaha u naxariistee wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo lagu aasay magaalada Muqdisho. ---Wasiirka warfaafinta oo sheegtay in la xiri doono warbaahintii aanan isi soo diiwaangalin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img