Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Xildhibaano Lixdan ku dhow oo ka horyimid shirka Arimaha Jubooyinka

Tiro ku dhow Lixdan Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho maanta ayaa waxay sheegeen...

Madaxweyne Xasan Shiikh Burbur maka badbaadin karaa Shirkan burburay ka hor bilowgiisii.

          Ilo wareedyo warkooda laysku halaynkaro ayaa waxa ay ku waramayaan in kulan qabanqaabo loogu jiro badbaadinta shirka fashilka hareeyay ee arimaha Jubooyinka ee Muqdisho...

Dhegayso…Cashar Diini ah oo Ribada ku saabsan

Casharkeena Diiniga ah waxa uu ka mid yahay casharada Kitaabka Cumdatul Axkaam oo uu inoo akhriyo Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Suna Wa...

Dhegayso..Shirkii Arimaha Jubooyinka oo ay maanta qaadaceen Xildhibaanada Digil iyo Mirifle.JareerWeyn iyo Gaaljecel

Kulan Balaaran oo ay maanta isgu yimadeen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka JF ah ee Soomaliya ayaa waxa ay uga soo Horjeestewn Shirka Arimaha...

Dhegayso….Xiisado Colaadeed oo u dhaxeysa Beelo wada dega degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Xiisado Colaadeed oo u dhaxeysa Beelo wada dega degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maalmahii ugu dambeeyey ka taagneyd degmadaasi,taasoo maanta cirka isku shareertay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img