Taliyaha hogaaminaya ciidamada Soomaaliland ee maanta la wareegay gacan ku haynta magaalada Taleex oo xarun u ahayd maamulka beesha Dhulbahante ee Khaatumo Maxamuud Cabdulaahi...
Wararka caawa ka kala imaanaya magaalooyinka Muqdisho,Baydhaba iyo Kismaayo ayaa waxay ku waramayaan in maalin-nimada beri uu madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh...