Video

Daawo Xafladii Aflif Maay Ee Lagu Qabtey magalada Toronto

Waxaa magalada Toronto beryahan ka socdey shir aad u balaaran oo loogu ta;a galey sanad guuradii 20tanaad ee kasoo wareegtey qorista afka maayga xafladaas...

Daawo Dadnimada Iyo Sharafta Ka Muuqata Shacabka Reer Canada

Dhacdo aad u xanuun badan oo ay ka dhiidhiyeen dhamaan shacabka reer canada ayaa kol dhaweyd waxaa ay ka dhacdey magalada ottawa ee dalka...

Daawo Warsaxaafadeed Looga Soo Horjeedey Wixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo

Daawo warsaxaafadeedkan oo ay ku wada kulansan yihiin qaar ka tirsan xilidhibano dhibsadey dhacdadii shaley ka dhacdey magalada baydhabo halkaa oo rasaas ooda looga...

Daawo Hees Cusub oo Maay Maay Ah oo Lagu Qaadayo Rap

Dhalinyaro kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa wxaa ay soo saareen hees maay maay ah oo la magac baxdey Boonko ly waayi bedelshey mal waayow...

Daawo..Cabdiweli Gaas”Dhulkii Daarood miyaa la qaatay?..Yeet iyo Ceelbarde iyo…”

Dawo cabdi weli oo u hanqal taagaya dhulka shacabka koonfur galbeed [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vTrA3olkMg0]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img