Video

Daawo Wareysi uu Telefishinka Kenya La yeeshey Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliya

Wareysi dhinacyo badan taabana ayaa telefishinka kenya la yeeshay wasiirka arimaha dibada ee dalka somaliya Cabdisalaan Hadliye wareysigiina sidan ayuu u dhacay. https://www.youtube.com/watch?t=159&v=vAo9swjEm5I  

Daawo Madaxweyne KuXigeenka Dalka Kenya oo Dalbadey Hey’adaha qaramada Midoobe Iney Qaxootiga Somaliyeed Dalkooda Dib Ugu Celiyaan

Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto ayaa dalbaday in qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha qaxootiga Kenya lagu celiyo dalkooda muddo saddex bil gudaheed...

Daawo Warbixin uu kasoo diyaariyey Ganacsiga Somaliya ee Isli Wariyaha Aljaziira Mohamed Cadow

Daawo videogan uu wariyaha Aljaziira Mahamed Adow kasoo diyaariyey saameynta ay ku yeelanayo busnieska kenya xeritaanka xawaaladaha https://www.youtube.com/watch?v=GQ6raIJQ3cI

Daawo Burburkii ay Geysteen Diyaaradaha Sacuudiga ee Garaacaya Dalka Yemen

Isbaheysiga Sunida ee uu hogaaminaayo dalka Sacuudiga  ayaa habeenkii 11 waxaa ay duqeymo ka geysteen dalka Yemen halkaas oo uu ka dhacay burbur badan...

Daawo Muuqaal laga soo Duubey Weerarkii Ka dhacay Jaamacada Gaarisa

Waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa video muuqaal ah oo laga soo duubey weerarkii maanta ka dhacay jaamacada ku taala magalada gaarisa ee dalka kenya https://www.youtube.com/watch?v=C7PJ-XjySZw

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img